Heesta Nabad - Lyrics
Geeskaa barigaa
Fiigee bada xiga
Dabkaa ka baxaaya
Cadawbaa fadhiyoo
Markuu yar bakhtiyaba
Batrool ku shubee
Xagaygana marmaran
Siyaa sasabaas
Barbaarta kii godaa maxaa yaa
Baajin maysaan
Aday bada waan bogaadinayna
Balbadii anaa Doodii
Kalbaxdee ku tiqin
Kala bakaalbadee
Boqolaal ku jiray uu bislaadey
Inay godad ka tuuraanee
Dhulku nabad bilawdee
Mar wada mara la ina badbaadshee
Dalkeenii dunidaan balaadhan
Mar hadaan ehlu baydkeni tagi
Qof waliba bartiyo
Baladkuu ku koray
Uu u bahaanyoo
Kama baaqanaayee
Dhulku nabad bilawdee
Mar wada mara la ina badbaadshee
Shirkeenii banaanada
Jiirkaa baqantidhi
Shimbirbaa bari hore
Boholyowgii dalkeed
Bad ilaa bad I duushoo
Dhulkeedii dagtee
Anagoo basharoo
Dad kale badanina dalnaa bariiyay
Geenii bal dhigi mayno
Nama badali Karoo
Bog caadii OO banaanbuu dhex dagee
Baradaan u lahayn Baal kastaba
Uu buseelnayoo beerkiyo wadnaha
Badankiyo bogaad Nama balad ka tihiin
Hurdo Bogani weynee
Dhulku nabad bilawdee
Mar wada mara la ina badbaadshee
Basan baaskiyo
Dadkii barakacee baxay
Iyo kuwii beertoodii
Ku nagaadee
Wadar waa baryiyo
Barwaaqiyo Badhaadh
Bari samaad kama baaqanayn
Dhulku nabad bilawdee
Mar wada mara la ina badbaadshee