VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Qunbacasho - Lyrics

Qandhadu igamay horayn Qiyaastii caashaqaagee Qacdii aan kula kulmayba Qumaatiba la ii wareer La ii wareeye qumaatina la ii wareer Qandhadu igamay horayn Qiyaastii caashaqaagee Qacdii aan kula kulmayba Qumaatiba la ii wareer La ii wareeye qumaatina la ii wareer Bal qabso caashaqa aan qabo Qalbiga meeshaad ku taal Haday qaaraduhu ogyihiin Quruumaha loo bandhigo Waxbaa laga qori lahaayo Qiso iyo ma hadhooyin reeboo Dadka waxa ku qaadan lahaa Bal qabso caashaqa aan qabo Qalbiga meeshaad ku taal Haday qaaraduhu ogyihiin Quruumaha loo bandhigo Waxbaa laga qori lahaayo Qiso iyo ma hadhooyin reeboo Dadka waxa ku qaadan lahaa Qoraxdu waxay soo baxdaa Anoo qaadaa dhigaayaa Naftayda naftayda naftaydan Naftayda naftayda naftaydan Kuu qaracan Qaabkaan kuugu sheegi lahaa Waliba kugu qeexi lahaayee Qaabkaan kuugu sheegi lahaa Qoraxdu waxay soo baxdaa Anoo qaadaa dhigaayaa Naftayda naftayda naftaydan Naftayda naftayda naftaydan Kuu qaracan Qaabkaan kuugu sheegi lahaa Waliba kugu qeexi lahaayeey Qaabkaan kuugu sheegi lahaa Qushuucdii aad igula hadasheen Ku qoray boga qaaliga ahiyo Quruxdaadiibaa i qaadoo Qumbacashada iigu wacan Iigu wacanee Qumbacashada iigu wacan Qushuucdii aad igula hadasheen Ku qoray boga qaaliga ahiyo Quruxdaadiibaa i qaadoo Qumbacashada iigu wacan Iigu wacanee Qumbacashada iigu wacan Bal qabsoo qofka adi ku jecel Riyada kugu qarawda ee Hurdadu qiil qiil ku tahay Dhib wixii qabsadayna aan qarin Waxaa qumanaan lahayd Nolosha ood la qaybsataayoo Qorshana la samaysataayo Bal qabsoo qofka adi ku jecel Riyada kugu qarawda ee Hurdadu qiil qiil ku tahay Dhib wixii qabsadayna aan qarin Waxaa qumanaan lahayd Nolosha ood la qaybsataayoo Qorshana la samaysataayo Qabalku wuxuu qow idhaa Anoo qoontii kalgacalkiyo Qudhayda qudhayda qudhaydan Qudhayda qudhayda qudhaydan Kuu qafiiftay aan Qaab aan kuugu sheego raba Waliba kuugu sii qayaxo Qaab aan kuugu sheego raba Qabalku wuxuu qow idhaa Anoo qoontii kalgacalkiyo Qudhayda qudhayda qudhaydan Qudhayda qudhayda qudhaydan Kuu qafiiftay aan Qaab aan kuugu sheego raba Waliba kuugu sii qayaxo Qaab aan kuugu sheego raba
Queue is empty
-- / --