VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Rafiiq - Lyrics

sida laba rafiiqoo galgacal is raacshaa raacdeeyay aniguna nabad inaan ku raagnaa inkastoon ku rabayoo kuu riyaaqay maalmahana rafaad noqotay buurtaad rakadeeda fuushaa adoon soo ragaal celin raartana kasoo dagin rayigayga saan qabo kala raagin doonee sida ramadka geeloo laga reebay ubadkii ama rabadin doogloo reero ay ku guureen inkastoon ragoo idil kaa raacay adigun sida reer abaariyo omoskaba ku riiqdeen sahankana rogaal celis hadba meel u rarayoo roobloow tilmaamahaa kuu daba rucleeyaa
Queue is empty
-- / --