safkii nabigii iyo qoonkii subanaa iyo
aan asxaabta raacnee sooma rabadaanta

salawaatilaahi calaa khayri khalqi
muxamed mikhtaarii

waa bishaan sugaynee ilaahay na siiyee
aynu saacidaynee sooma rabadaanta

sakaraatal mawdkiyo su aashiina tiir iyo
aan siraata moodnee sooma ramadaanta

waa bishaan sugaynee sam hariira naartii
naga salaamad yeeshee sooma ramadaanta

Exit mobile version