VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Sooma Ramadaanta - Lyrics

Safkii nabigii iyo Qawlkii suubbanaa iyo Aan asxaabta raacnee Sooma ramadaanta 2x Salawaatulaahi Calaa khayri khalqii Muxamed Mukhtaarii 2x Waa bishaan sugaynee Ilaahay na siiyee Aynu saacidaynee Sooma ramadaanta 2x Salawaatulaahi Calaa khayri khalqii Muxamed Mukhtaarii 2x Sakaraatul mawdkiyo Su'aashiii nakiiriyo Aan siraadka moodnee Sooma ramadaanta 2x Salawaatulaahi Calaa khayri khalqii Muxamed Mukhtaarii 2x Waa bishaan sugaynee Samhariira naartii Naga salaamad yeeshee Sooma ramadaanta 2x Salawaatulaahi Calaa khayri khalqii Muxamed Mukhtaarii 2x
Queue is empty
-- / --