Maskax lagu dadaaliyo
Ilayn garasho waa maal
Muruq lagu shaqeeyo
ilayn Quruxi waa maal
Murtiyee ma guuraan
taariikh lasoo maaray
Sheekaa micneesee
Xamar waa ma dhaafaan
Waana lagama maarmaan
maalkii dalkayniyo
kartida midnimada
Labada ku miisanoo
Marsada iyo badayd iyo
hoodka isku muuqdiyo
Xamar waa ma dhaafaan
Mamaliilecdeen weli
Mana jariiricootoon
Anigoo umarag furay
Dal magaaloo madaxdiii
Maantay uqalantaa Muqidhso
Waxii waayo soo maray
Iyadaa micneesoo
Sanadkiiba moojadoo
Boqolaal mashruucoo
Nafta nuxibo galiyoo
Mudataa sameesaan
Kolba meel madoowoo
fool xunoo mugdiya bee
Badashaa madiidiyo
Horana loogu mariyee
Waayadan magaalada
Qurux baa mideeso
Weliba wada maseesee
Mamaliilecdeen weli
Mana jariiricootoon
Anigoo umarag furay
Dal magaaloo madaxdiii
Maantay uqalantaa Muqidhso

Exit mobile version