VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta cabasho - Lyrics

klaigay kamaan caban caashaqa dhibtiisoo ciil uma horayne dadka kii cadibaybaa cudud ila haleelay anoo caafimaad qabay cudur ruuxa beeree kuna caawin waayee cidlo kaaga tagay adi waa u cadaw jacaylkee calaf inaan wadaagnaan ku canaanan waayee inaan kala carawniyo inanyahaw cisiyo sharaf miduun caawa dooroo bal meeluun cagaha dhigo intaan jooga ciidiyo cimrigay intaan jiray maan filan caloolyow cajabtan la yaabiyo culayskan i saarme waa curad kalgacalkani wiilkaan calmadayow rajadii masoo celin mise caashaqeenii calooshaan ka gooyaa
Queue is empty
-- / --