Intay laba daacadoo
Is jecel kala durugsan yihiin
Dunidu waa bilaa cadaalad
Dunidu waa bilaa cadaalad
Dunidu waa bilaa cadaalad
Dunidu waa bilaa cadaalad

Intay laba daacadoo
Is jecel kala durugsan yihiin
Dunidu waa bilaa cadaalad
Dunidu waa bilaa cadaalad
Dunidu waa bilaa cadaalad
Dunidu waa bilaa cadaalad

Intuu midba daaf ku nool yahay
Lamaane is doortay
Aqal biiyo isku doonan
Duruuftu ag taalo
Dantuna dantuna
Dantuna Kala meelo gaysay
Dantuna dantuna
Dantuna Kala meelo gaysay

Intuu midba daaf ku nool yahay
Lamaane is doortay
Aqal biiyo isku doonan
Duruuftu ag taalo
Dantuna dantuna
Dantuna Kala meelo gaysay
Dantuna dantuna
Dantuna Kala meelo gaysay

Nasiibku hadmuu u doodi
Soo dagi calafkii maqnaana
Isdaaweyna waa bestoodee
Hadmay kalinimadu dayn
Dayni kalinimadu dayn
Dabiibku hadmuu dhaboobi
Kashooda ka tagi culaysku
Dabiibku hadmuu dhaboobi
Kashooda ka tagi culaysku

Nasiibku hadmuu u doodi
Soo dagi calafkii maqnaana
Isdaaweyna waa bestoodee
Hadmay kalinimadu dayn
Dayni kalinimadu dayn
Dabiibku hadmuu dhaboobi
Kashooda ka tagi culaysku
Dabiibku hadmuu dhaboobi
Kashooda ka tagi culaysku

Lamaane is doonayoo
Is raba isna doortaybaa
Hadana dayr kala dhex yaala
Hadana dayr kala dhex yaala
Hadana dayr kala dhex yaala
Hadana dayr kala dhex yaala

Lamaane is doonayoo
Is raba isna doortaybaa
Hadana dayr kala dhex yaala
Hadana dayr kala dhex yaala
Hadana dayr kala dhex yaala
Hadana dayr kala dhex yaala

Intuu midba diif la jaaryahay
Dulqaadna la noolyahay
Qalbiyo isku dooxmay
Dareemo wadaagay
Dantuna dantuna
Dantuna ay tidhi adkaysta
Dantuna dantuna
Dantuna ay tidhi adkaysta

Intuu midba diif la jaaryahay
Dulqaadna la noolyahay
Qalbiyo isku dooxmay
Dareemo wadaagay
Dantuna dantuna
Dantuna ay tidhi adkaysta
Dantuna dantuna
Dantuna ay tidhi adkaysta

Nasiibku hadmuu u doodi
Soo dagi calafkii maqnaana
Isdaaweynawaa bestoodee
Hadmay kalinimadu dayn
Dayni kalinimadu dayn
Dabiibku hadmuu dhaboobi
Kashooda ka tagi culaysku
Dabiibku hadmuu dhaboobi
Kashooda ka tagi culaysku

Nasiibku hadmuu u doodi
Soo dagi calafkii maqnaana
Isdaaweyna waa bestoodee
Hadmay kalinimadu dayn
Dayni kalinimadu dayn
Dabiibku hadmuu dhaboobi
Kashooda ka tagi culaysku
Dabiibku hadmuu dhaboobi
Kashooda ka tagi culaysku

Exit mobile version