VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Jacayl baan nuujiyay - Lyrics

farxadbaan ku noolaho jacayl nasabaan hantiyay nasiibka ha isaacidoo nalbaa iidaaran damin nacayb waan kala didna qalbigu waa ii nadiif ruuxay xulatay naftaydu jacayl baaban nuujiya naftayda naftii fahmaysay ayaan nolol qaybsanoo kalgacal aanba naaqusayn ayaan nidar kula galoo agtiisaban ku nastaa nagaansho barwaaqo gaadho halkuu nabdigaygu rabay halkuu nalku iiga daarmay ayaan dhex naxaashaya namiimka warkiisa dhaafay nusqaan iyo quudhsi daayay niyada beerka iyo wadnaha dhamaan isaga ku nool naftayda naftii fahmaysay ayaan nolol qaybsanoo kalgacal aanba naaqusayn ayaan nidar kula galoo agtiisaban ku nastaa
Queue is empty
-- / --