VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Nafta kaalay samirsi - Lyrics

dhalinyarada sabankani geesigaan ka soocdee sadrigayga maankiyo qalbigayga sudhnoow subax kala wanaagsane samow barashadaadii jidhkaa la idhex saaqoo sibaad iigu wayntahay waxaan suuro iyo midab midna lagu sifayn karin ayaa sida tan ii galay sababtana adaa iska le nafta kaalay samirsii sadrigayga caashaqu salow iyo xanuun iyo sahwibuu ku beeroo ma sahlami ayaamahan soortiyo anfaacii waan ka soomaanaadaa jacayl baa i sahan saday sahalow daraadaa
Queue is empty
-- / --