VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Nafta ruuxaad siiso - Lyrics

nafta ruuxaad siisoo uniyad samaydoo nuujisay jacayl dhabee makuu gaystay naafiyo nabar aadan ka filan ma naaqusay jacaylkii nuurkiisu bixi jirayee dhaca iyo jaceylkuba noloshay ka qaybtahee adigoon uniyad jabinee naftaada hoy naftaada naftaada runta uun usheeg waxaad naawilaysiyo nasiibkii xumaaday yay kugu noqnoqonine naftaada farxadeeda dhowr nacabka ha isu jabine ha unug laanin waligaa rabibaa nasriga hayee dhaca iyo jaceylkuba noloshay ka qaybtahayee adigoon ka niyad jabin naftaada hoy naftaada naftaada uun runta usheeg
Queue is empty
-- / --