VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Ruux dhab kuu jecel - Lyrics

waxay dhadhan macaan iyo dheef noloshu leedahay markuu ruux dhab kuu jecel dhuuni kula wadaagee halyaygaan ku dhaartee dhibka iga ilaashee qayrkay ku dhaafiyo dhaayahaygii argoow adaa dheeli tirayoo heedhe nafta dhaxal uyeeshoo dhana kaama tagayee abid ha iga dheeraan waxay gaari dhiirani ifka goolka dhalisaa markay geesi dhaqan kara qoys wada dhisaan jirid halyaygaan ku dhaartoow dhabaad ii xaqdhawrtoo ana iigu dheertoon kuusoo dhawaystaa
Queue is empty
-- / --