VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Sahwi - Lyrics

dhalinyarada sabankan geesigaan ka soocdee sadrigayga maankiyo qalbigayga sudhanoow subax kala wanaagsane samow barashadaadii jidhkaa la idhex saaqoo sibaad iigu wayn tahay waxaa suura iyo midab midna lagu sifayn karin ayaa sida tan ii galay sababtana adaa iskale nafta kaalay samirsii sadrigayga caashaqu salawgiyo xanuunkiyo sahwi buu ku beeroo ma sahlani ayaamahan soortiyo anfaacadii waan ka soomanaadaa jacaylbaa i sahansaday sahalow daraadaa
Queue is empty
-- / --