VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Xasilay - Lyrics

sidii aan jaceyl xora uxardhamay halbowlaha xilkasnimo usahanasadey alaylehe xulbaan helay naftu way xulatoo xididada wadnaha degay xurmo gaara weeyee geesigaan xigsadaye inta aan qalbiga xalay kaligii uxaadhoo waan kugu xasilayoo ku xamdiyey jaceylkoo xiisaaha ku doogsaday xiisahaan ku doogsaday sidii aan xigtiyo wehel kalida xanaanshee xubigaagu iidagay walee xilaha janaadow xaashe ee isaga tahay midkii aan xulanayow xarigiyo hubqaadiyo midaan xeelada kula simo wali lama xambaarine xidigaygiibaad tahay waan kugu xasilayoo kugu xamdiyey jaceylkoo xiisahaan ku doogsadey xiisahan ku doogsadey
Queue is empty
-- / --