VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Soo Guuree - Lyrics

Soo guuree soo guuree gaabo ani waa igashee Gacalkaaga ii guntanee gee uma leexan karee gamasho iima yaala galabta go’aankay gadaal magesmaaayee Gudaha wadnahaad ii gilgishaayee gabsi maleehi garab isiiyee garaada gushaad ku gaaree ma gaabsahaaye ilaa guurkee ****** Soo guuree soo guuree gaabo ani waa igashee Gacalkaaga ii guntanee gees uma leexan karee gamasho iima yaala galabta go’aankay gadaal magesmaaayee aaaaaaaaaah ****** ***** geedkii jacayl gartaa ku goohaa Soo guuree soo guuree geesi ani waa igashee Gacalkaaga ii guntanee gees uma leexan karee gamasho iima yaala galabta go’aankay gadaal magesmaaayee
Queue is empty
-- / --