Heesta Xabiibi xagayga - Lyrics
Aahaa ahaaa
Asiga:
Xabiibi xagayga usoo xaragoo
Xubi iyo xiiso aan kuu qabayee
Xayaatadaya ad waaye
Xubnahayga dhamaana
Xiiso kuu qabaa
Aaaha ahaa
Ayada:
Xayaati xagayga usoo xaragoo
Xasuus iyo xubi aan ku qabaa
Xabiibkayga ad (adi) waaye
Xumaana kuuma quuree
Xubnahayga dhamaanaa
Xiiso kuu qabaanee
Ahaa
Labadooda:
Xabiibti caashaqaaga oo
Xaasid waa ku m
Xujo la'aan xagaaga oo
Xariirkayna xoogsadee
Xidideestay ??
Xuskayga jaceylkayna
Xiligiisa xusi doonaa
Xariirkayna xoogsadee
Xamdiyeesana kaali
Asiga:
Xayaatadaya ad waaye
Xubnahayga dhamaana
Xiiso kuu qabaa
Aaaha ahaa
Ayada:
Xayaati xagayga usoo xaragoo
Xasuus iyo xubi aan ku qabaa
Xabiibkayga ad (adi) waaye
Xumaana kuuma quuree
Xubnahayga dhamaanaa
Xiiso kuu qabaanee
Ahaa