anoo muuqaagi tabayee
kolaba murugiyo walbaar
meel uuna tagin aadmi
intaan istaago god madhan
cidlada miiasdo ilmada
shimbir lama wiido samir
cod maale igu qaado
murtida heeso idhaa
farxada maqane way imaane
danoo kuumalow kul bahal
mawjada xusuuteedana
ka soo tabasho maxniya
waxan ku ahay mid qudhee
macaan qabatay rabtaa

Exit mobile version