VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Waxaad dhibsanayso - Lyrics

Dhamaan riyadeena Inaan ka dhabeeyo Dhabtaada ku seexdo Ayaan kuba dhaartay X2 Inaan dhismaheena Jacayl dhidib kiisa Dhaliisha udiidno Ayaan kuba dhaartay X2 Waxaad dhibsanayso Ayaan ka dhintaayee Wixii na dhan taalay Dhegteena xumeeya Marna ma dhawaysto Ma dhawaysto x2 Ya inee faqir Nin takataleyn Nin katalina Aychim aytayim X2 D.yne ababa Qine ta daare Dimama yalew Antew nuhasabe X2 Waxaad dhibsanayso Ayaan ka dhintaayee Wixii na dhan taalay Dhegteena xumeeya Marna ma dhawaysto Ma dhawaysto x2
Queue is empty
-- / --