wiilow kalgaceylka
adaa wadnaha qalbigeyga
xusuuta ku waaqmay
dhamow waaxyahayga
dareenka ku weyda
weheeyay jidhkayga
hobow kalgaceylka
maxaa walaalowga
dartaa wal baharka
walaacya goosay
jaceyl weedhidiisa
waxsaar kiyo ceeqata
dartaaa wiiiradiisa
muxuu wardi raacay
anuu banii iltikaacsay
silmaa hatmaales
anuu kasmaaligin kaadhe
sitiigbaan anteste
tumeeri tumaalesti
weligaa weristi
kisiimaa kudhegte
lamee muu adgarte
yiblaa may tusaagnaga
jesmaa kushegla
sihee kuliga yimee ku legba
dartaa harte misturu
adaa wacadkeenii
xagaaga ka wiiqay
sidiibaan wanaaga
nafti ku weyraxeysaa
dulqaad ugu waaniyaa
gesiimaane ku dhamta
lamee muu ku dhegta

Exit mobile version