VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Muqdish ku dalxiis - Lyrics

mudaa mudo lagu sugaa macnaa macna lagu gartaa dadaal midho badan dhalyaa muqdisho ku dalxiis ahaa meel kasta nnuuur baa ka baxaye magaaladu wada iftiin waxqabad muuqdana la aragyeey kubadna maaweeladdaay koox koox madadaaladay cayaaraha lagu mirtoos mugdigii nuur baa badalay muqdisho magaceeda lumayiyo mudnaanteeda la helayee mushaax gobolku ha mushaaxo masuul qaraniyo midkii goboliba maamulka toosani ha jiro
Queue is empty
-- / --