VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Adaa mudan - Lyrics

qalbigaad mulkidaan meel kaa tagin mid qudhaynu nehee dhinac kaa marin maan kaad mulkidaan minit kaa gu in inaad madax tahaybaan muran iga bgalin adiga mudane yaakaamudan mudawoo yaakaa midan adiga mudane yaakaamudan mudawoo marwooy yaakaa midan nafkuu muhataa masaal kaa helin miciinbaad utehee maarmin karin inaad masuul tahaybaan mad madoow galin muhiimbaad utehee mulki sharaf badan
Queue is empty
-- / --