qalbigaad mulkidaan
meel kaa tagin
mid qudhaynu nehee
dhinac kaa marin

maan kaad mulkidaan
minit kaa gu in
inaad madax tahaybaan
muran iga bgalin

adiga mudane yaakaamudan
mudawoo yaakaa midan
adiga mudane yaakaamudan
mudawoo marwooy yaakaa midan

nafkuu muhataa
masaal kaa helin
miciinbaad utehee
maarmin karin

inaad masuul tahaybaan
mad madoow galin
muhiimbaad utehee
mulki sharaf badan

Exit mobile version