VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Alla iga taxadiray - Lyrics

mar hore qof talaabsadayoo halkuu rabay taaganiyoo waxaan ahaya ruux tagee ma hadalbaa wax layga jari intaa heer tiigsanaayo halkiibaad taagan tahee bilado laygu soo tixiyo adigu kuulahayga tiri inaan sanka taga iyoo ahaa way iigaadhay tabtaan ahaa taajkii boqorkaan xidhee alla iga taxadaree sacabka aad iigu tuma aad iigu tuma iigu tuma mar hore qof tisqaadayoo meeshu rabay taabtay iyoo waxaan ahay ruux tashtee ma tartanbaa way layla gali intaan guul tababinaayo waxaan tahay ruux hurdee talada anai laydhisiyo adigu libintayda tabi
Queue is empty
-- / --