mar hore qof talaabsadayoo
halkuu rabay taaganiyoo
waxaan ahaya ruux tagee
ma hadalbaa wax layga jari

intaa heer tiigsanaayo
halkiibaad taagan tahee
bilado laygu soo tixiyo
adigu kuulahayga tiri

inaan sanka taga iyoo ahaa
way iigaadhay tabtaan ahaa
taajkii boqorkaan xidhee
alla iga taxadaree
sacabka aad iigu tuma
aad iigu tuma iigu tuma

mar hore qof tisqaadayoo
meeshu rabay taabtay iyoo
waxaan ahay ruux tashtee
ma tartanbaa way layla gali

intaan guul tababinaayo
waxaan tahay ruux hurdee
talada anai laydhisiyo
adigu libintayda tabi

Exit mobile version