cawo dhalatay weeyoo
curashada bishani waa
laba calaf wadaagoo

cajabay barbaartiyo
iska calmaday gayaankoo
caawa aqal galkoodii
cawa iyo ayaankii

caro raysle iyo doog
gaaob caleentu qarisoo
ubaxa caynba cayba le

kucugaaya dhagankii
caadil idinka yeel

caradad kudhalateen
caafimaad kuwada lada
ceelkii hargaysiyo

ciidiinan hodanka ah
kucaweeye samahoo
cawa iyo ayaantiin
caana kuwada dhama

anoo curadii hooya ah
ogow caawa iyo hees
cadbaan kugu mac suumee

camal suubanaan taaduna
waa caqiido dhaxalee
casiisbaan baryaaya inuu
cidhib raagta kaadhigo

Exit mobile version