VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Cawro - Lyrics

Waa cawro dumarku, dumarku
Ceeb looma quudhee X 2
Caydhiin weeyi dahabo
Curdin weeye baxayeee
Qofka ruux ku caashaqay.. cadow looma jabiyee X 2
Ha canaanan waligaaa
Ha ceebaynin waa udube X 2

Waa canab habluhu, Habluhu
Coon kastaba u caanee X 2
Sida curada aabahaa ay kuula culustahay
Anna curadka hooyaday uu I ciseeyaa X 2
Ha canaanan waligaaa
Ha ceebaynin waa udube X 2

Waxaa soo diray: Mustafa Ahmed

Queue is empty
-- / --