VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Dabac - Lyrics

dareenka caashaga aduu igukaadaroo wadnahaad kudhexduugantoo qalbigaad dawadiisa tahay indhahaygu eegmada ragaa dunida oo idil dadaal adiga mooyee ruuxkale madoonaan aday kugu ducays taan natan kuudaacadee aduun kuu ildaran usoo dabac wiil yahoow daganidaada hadalkaa jidhkayga dabiibayoo halbowlaha deeqayoo adaankudugaashadaa daa inkaan baryaayaa dadab inaan wadaagnoo duntaa iigu kaa xidhanee da biibkaygii baad tahee ma idaadahayn
Queue is empty
-- / --