VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Dacwo - Lyrics

dacwad kama qabiyo muran danta aniga tayda ah in laygula dagaalo hogaan diidimaayee sida digada xoolaha cidaad doonta raacoo maah maah duugabaa tiri doqontiyo haween kuba qofka ay diloodaan cagta kama dulqaadaan kolay aniga hodan iga raratay duudkee aan kuu sii duceeyee waaay dacayga iyo keenada mid uun labada iga daa doqonbaa mid iyada dili daafaha uqaatoo misna dooratee garo ragna waa dun iyo doqon labadaas waxaa udaran midkaan garan dantiisee maah maah duuga baa tiri raga kii damiirlaa ka carara nabsiga daran haduu dookhu raacee kolay aniga mukhtaar horaan kuugu daalee ma maantuu ku soo dagay waaay dadnimada iyo garashada labadaas mid uun daar
Queue is empty
-- / --