VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Deeq Ilaah - Lyrics

siilagu calmaaliyo wuxu geesi diriraa markuu gaari dumaree nolosha kula yahay dantaa u dibteedana wuxuuu doojiya haduu helo daryeel wacan damac laguma gaadho dookh laguma helo ruux dhibta kula daweeyee waa dookh ilaah dulqaadkiyo asluubtiyo degenaanta hadalkiyo dadkaad wax dheertahy inta da.daada ah ana dihashadeydii diihaalka caashaqa kaa doortay qeyrkaa damac lagu gaadhee dookh laguma helo ruux dhibta kula daweeyee waa dookh ilaaah
Queue is empty
-- / --