VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Dhaayahaygoo - Lyrics

ma ogtahay dharaartii gaf ad ka timide dhalintuna kaliyo laab dhaanto kuugu tumaye adna soo dhawayntii waatan dhex jooge muuqaagu dheeho runta dhibida horkacay igu dhibicyey caashaqu intu dhidibka ii dhigay adiguna dhankaagi jacaylkii i dhabaq yidhi dhibtiisi ila wadaago ila dhadhamiso walaal dhaayahaygo ha igu eegin dhaawacayga sow bil iyo dheerad caashaqii i dhalan oragy intuu dhiiga iga jaqay wa la dhuubtay awgaa qorshaha an dhisayniyo kol hadaan dhamaynay waanigan dhaqaaqo dhexda sii adkaystoo koobsiyo dhaqaaliyo dhoofka u diyaariye aniguna dhankaygii jacaylkii dhubuq yidi dhbikiisi kula wadaago waan kula dhadhamiye axdigeena dhowroo yaan dhaxdeena laso gelin
Queue is empty
-- / --