VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Dhibkeega sheegtee cover - Lyrics

Jacaylkii shareernaa Inta badan shakaalnaa Jacaylkii shareernaa Inta badan shakaalnaa Aa nin shiishaa igu riday Adna dhamacda kugu shiday Aa nin shiishaa igu riday Adna dhamacda kugu shiday Sheekadii naga xidhay Shalaybaan xogtiisii Ii sheegtay culimo Sheekadii naga xidhay Shalaybaan xogtiisii Ii sheegtay culimo Dhal sheekhbaa wuxuu yidhi Inanyahay shargoobanee Dhal sheekhbaa wuxuu yidhi Inanyahay shargoobanee Ana waan shifaysnahay Waa shubaalee Waa shubaalee ila qabo 2x Shaqoo kugu adkaatiyo Marna shidaa tahayoo Shaqoo kugu adkaatiyo Marna shidaa tahayoo Naftu waa u shakilantoo Waana sharkaa dunidee Naftu waa u shakilantoo Waana sharkaa dunidee Way iska shoogag badantayoo Waxba sheelan maayee Aan dhibkayga sheegtee Way iska shoogag badantayoo Waxba sheelan maayee Aan dhibkayga sheegtee Dhal sheekhbaa wuxuu yidhi Inanyahay shargoobanee Dhal sheekhbaa wuxuu yidhi Inanyahay shargoobanee Ana waan shifaysnahay Waa shubaalee Waa shubaalee ila qabo 3x
Queue is empty
-- / --