Jacaylkii shareernaa
Inta badan shakaalnaa
Jacaylkii shareernaa
Inta badan shakaalnaa

Aa nin shiishaa igu riday
Adna dhamacda kugu shiday
Aa nin shiishaa igu riday
Adna dhamacda kugu shiday
Sheekadii naga xidhay
Shalaybaan xogtiisii
Ii sheegtay culimo
Sheekadii naga xidhay
Shalaybaan xogtiisii
Ii sheegtay culimo

Dhal sheekhbaa wuxuu yidhi
Inanyahay shargoobanee
Dhal sheekhbaa wuxuu yidhi
Inanyahay shargoobanee

Ana waan shifaysnahay
Waa shubaalee
Waa shubaalee ila qabo
2x

Shaqoo kugu adkaatiyo
Marna shidaa tahayoo
Shaqoo kugu adkaatiyo
Marna shidaa tahayoo
Naftu waa u shakilantoo
Waana sharkaa dunidee
Naftu waa u shakilantoo
Waana sharkaa dunidee
Way iska shoogag badantayoo
Waxba sheelan maayee
Aan dhibkayga sheegtee
Way iska shoogag badantayoo
Waxba sheelan maayee
Aan dhibkayga sheegtee

Dhal sheekhbaa wuxuu yidhi
Inanyahay shargoobanee
Dhal sheekhbaa wuxuu yidhi
Inanyahay shargoobanee

Ana waan shifaysnahay
Waa shubaalee
Waa shubaalee ila qabo
3x

Exit mobile version