Markii aad idhawrtaan
kugu so dhawaadoo
dhayo ku ilmeeyaan

naxariista dhabanyoo
qalbigaad ku dhiganta
nafle ka dhawaystayoo
Adiguna dhaqasho ka sugayee

inaa tahay dhigaygiyo
dadka ruuxa igu dheer
dhado kaama saarnee
dhudo meel ku wada yaal
dhaba ma noqonaa,

Jacayl dhiiga raaca
mudo soo dhisaynoo
dhambaal laysku tabiyaa

farxad kagaa dhigayoo
dhib ina dareentaa
dawgu kaaga dhartayoo
dhaayahaygu adiga weeyane

inaa tahay dhigaygiyo
dadka ruuxa igu dheer
dhado kaama saarnee
dhudo meel ku wada yaal
dhaba ma noqonaa.

Exit mobile version