VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Dholool - Lyrics

dhankastoon ka eegaba dhaayahaad u wacantohoo haybadbaad rag dheertehee dhibna kuuma quudhoo nabaradii adaa dhayay iyo dhaawacaan qabay dhigay kaan ka doortow dhaygag baad i galisoo dharaartiyo habeenkii dholalbaan la salalaa aadmigu dhamaantii wuxuu dheef wadaagaa kolkuu guur dhitaystee waxaan dhawrayaa qoys aan dhisayniyo dugsi dhaxanta iga jiraa
Queue is empty
-- / --