VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Kudoortaye ila dadaal - Lyrics

sidu dookhaygu rabo hadaad ila dooni lahayd xariir igu daahaniyo dayrbaad ii noqon lahayd anigu wehel daacadiyo dugsaan kuu noqon lahaa inagoo isu duubanbaan nolosha daadihin lahayn inaan kala durugsanaano kolayba danteena maahee ku doortaye ila daadaaal jacaylkana ila daryeel dadaalkiyo ducada badan haduu DAA'IM ii aqbalo adaan duhur iyo habeen xabiibi ku daawan lahaayoo naftaadaan daranyadiyo hantaaqada u diidi lahaa
Queue is empty
-- / --