Waxaan Dunida farax iyo
.. Markii aan Fariin hodan laygu keeno faaleeyo
Markaan sawirkaaga fiirshaa
Jacayl igu sii fogaada
Ubax baan kugu fooladeeya
Aday wadnahayga fadhiistoo
Ficilad dhiigayga gilayee
Ufiijignaaw caashaqa
Wuu fidayoow Galgacalkii
Halboowlaha ku faafee
Adigoon fududaysan
Ila fahan ujeedada
Axdigii aan Fogeeynay
Fagaaraha aan ku daayaa
Baaqiisi Filaayee
Aday wadnahayga fadhiistoo
Ficilad dhiigayga gilayee
Ufur Qablbigaaga caashaqa
Ufiijignaaw caashaqa
Lyrics By Hanad Yare