VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Godol macayl - Lyrics

gubtaanayda caashaqa maxaan gocashada kalgacal dartaa xiisaha la goohayee miyaa anigoo ku jecel maxaa anba gaabsadoo xiishood gabadh nimo itidhi adaan gidigood hablaha gayaankaba kaa xushee garwaaqso inaan ku rabo cishqigan anba kama madhniye qalbigaan ku gacloodaybaan gogosha gogosha kuu dhigay kalgacal hadaan galabtaba kuhelay adoo giniyeey bad qaba galad eebe weeyaan hadmaan wada aqal galnaa xubigan jinkii galay haduu guule nagu simay galad eebe weeyaan \ hadmaan wada aqal galnaa jaceylku haduu godladey calafku ha gardaadiyee gudoomaye hoo gudoon geestaada qaboo gudoomaye hoo gudoon geestaada qabo iga gudoon jaceylku haduu godladey calafku ha gardaadiyee gudoomaye hoo gudoon geestaada qaboo gudoomaye hoo gudoon geestaada qabo iga gudoon hadaan galabtaba kuhelay adoo giniyeey bad qaba galad eebe weeyaan hadmaan wada aqal galnaa xubigan jinkii galay haduu guulaha nagu simahy hadmaan wada aqal galnaa jaceylku haduu godladey calafku ha gardaadiyee gudoomaye hoo gudoon geestaada qaboo gudoomaye hoo gudoon geestaada qabo iga gudoon jaceylku haduu godladey calafku ha gardaadiyee gudoomaye hoo gudoon geestaada qaboo gudoomaye hoo gudoon geestaada qabo iga gudoon
Queue is empty
-- / --