xidhiidhkka bilaabmay
xasuusta ku baano
xidhkiyo badankayga
xiisaha lagu beeray
iyana boholyoobay
dareenka ku booqo

bartaa qalbigayga
xubiga baradiisa
bayaan u dajee
adkee balantoo
gudoon biladiisa
cishqigan igu baahay

midkaan boqradeee
dadkaba u bogoow
jacaylka u beer
ubax soo bax

midii i badee
xubiga i bartee
beerkayga lushaay
jacaylka u beer
ubax soo bax

jacylka bogayga
baryaba ku nagaa
hadu kugu beermo
naftai boholyawga
buseelka qabtaa
baxnaanid lahayd

intaa baajiyoo
barashada walaalnimo
hadaad bundhigon
jacayal u badalo
miyaad iga biin
ilmada burqanaysa

midkaan boqradee
dadkaba u bogoow
jacaylka u beer
ubax soo baxa

midii i bade
xubiga i bartee
beerkayga lushaay
jacaylka u beer
ubax soobaxa

Exit mobile version