hablaha tii kujeclaata nafta ma uhurtaa horjooga iyo muuqa hadiyad ma uga dhigtaa qalbiguu waa hanti uu kalgaceyl hadhsadee qof jaceyl hayaaa ma waxbuu hagradaa