hadii aan ku dhibi jiray
dhalanteed ku badi jiray
hadeer dhaawacaagan
dhimashiyo ka xiga dhagxumo

wixii hawlo kugu dhacayay
dhab hadaanan uga kaban
maba ahi qof dhiidhiya

haduu dheeli mudan jiray
dhidibaan jacaylkii
ugu dhaabay maankoo
dhigaa inan ku dhafshaan
ugu dhaartay wacadkee garo

qofan faadhanayaa
oon ku dhaygaga tahay
naf naftayda dhowrtoo
dhiiga raacayba tahay

jacayl yeesha dhaxalbaa
wadnahayga dhibayee
kaagana ha dhaansado

Exit mobile version