VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Dajiso heesta Hanaan qurux mp3 ahaan

download download //
Hadii ay kuu dajismi wayso midka hoose isticmaal
download Dajiso

Sida loo dajiyo


1. Qaabka mobile-ka:
Sida ugu sahalan aad udajisan karto waa adigoo Mobile kaada ku shubto barnaamijka Masuul somali music waxaad ka isticmaali kartaa Iphone -ka iyo telfoonada kale sida Samsung ga, kaliya halka barnaamijyada laga dagsado ku qor magaca ah Masuul somali music
2. Qaabka labaad, laptop-ka ama Computer-da waa wayn
Waxaad kaliya riixeesaa link- sare kadib woo kuu dajismeesaa, haddii ay dhacdo inoo daarmo waxaad isticmaashaa right click, kadib save dheh ..
Hase yeeshe, waxii intaa dheer sitoos ah Snap chat-ka la xariir #Lamaane

Caaqil yare
Hanaan qurux

hanaan qurux
huwana xishoodkay
hilaad wacan tima
haldhaaleey
hormuud dumar
midib uhurud lahaay
halyeey gob ah
halyeen dulqaad lahow
xareed halac leh
iyo hirdooglow
haraad tira
hadal macaan low

hablaha adigaa udooran
qalbiga kaligaa u heelan
agtaada anaaba kuhaystee
naftaada naftayday ho dhe
agtaaaada agtaada hoo hoo
anaaba ku haystee hee hee
naftaada naftayda hoodhe
hamigu adiguu ku raacay
qalbiga kaligaa u heelan
agtaada anaaba ku haystee
naftaada naftayda hoodhe
agtaada hoo hoo
anaaba ku haystee hee
naftaada nafytayda hoodhe

hoygii cashaqa barbaarshay
hamuun tira loo hiloobay
midiii aan la hurin warkeeda
habsoo dhe bogayga huunow
kusoo hiro ruux ku howlan
inay ku heshoy agjoogto
hablaha adigaa udooran
qalbiga kaligaa u heelan
agtaada anaaba kuhaystee
naftaada naftayday ho dhe
agtaaaada agtaada hoo hoo
anaaba ku haystee hee hee
naftaada naftayda hoodhe
hamigu adiguu ku raacay
qalbiga kaligaa u heelan
agtaada anaaba ku haystee
naftaada naftayda hoodhe
agtaada hoo hoo
anaaba ku haystee hee
naftaada nafytayda hoodhe

codkii Caaqil yare, Hodan Abdirahman