VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Hay geyn hudheelada - Lyrics

inkastoon gu'yaal garabkaaga taagnaa sow garaadku ima odhan caashaqbaa ka guur adigoo gafaad ii garaab i leedahay anoo kuu go'aad hadba galinba cayn tahay anoo guur u jeedaad adna gaabsi jeceshay ha i gayn huteelada ha i galaafanoo ha i seejin gabadhnimo markaad iga gun gaadhana durba gooso ha i odhan inta gabadh xishood edeb lagu galadayee guur waydayee ragu galaafka baday idinkaa gafiyo waxaad gaysataan ama aad gudaan marna kama garaabine dhaqan guurku idinkuu ragow gaar idiin helay
Queue is empty
-- / --