VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Hees 2 - Lyrics

xornimo sumadlaa wanaaga sidoo sadkii midnimaa sareedoo dhale salka dhigay samaa qarankuye ALLOW u siyaadi nabada suganoo barwaaqo ku soor soomaaliland dhaaxaan ku sugnaa qurbaha sanadoo runtaba ka sal kacay hankii i sitee hadaan sooliyo sanaag tayoo dhaayaha saaray tog dheer subaxoo mawluhu igu simay sabadii barbara way hargaysoo siraada waan sugayee miyaan sow iyo sintii boorama ubaxyo ku salaamaya sidood walee kuma siistee saami kalee sudhnow calanyahaw dushaa sare oo saree abid wanaaga sidoo roobkii salaliyo oodwayne sinaa ilaa subaxiyo saqdhexe da'ayee sare iyo gobonimo buuhoodle sitiyo neecow saxansaxo sadbay u lahayd dhuuxi saldhigtay sareer iyo hawd saraca ka qotaa sareedo qabee ALLAHA saatiri gabilay lama simin cakuye saxariyo dhul siigo le
Queue is empty
-- / --