VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Huurka maa laga qaado - Lyrics

qasab maaha jacayle qudhaydaa wax danaysa waxna aan u qalmayne mid qudhaan ifka doortay qawlkiisaan ku ladaayee walaw uu qodqodaayo qalbi ruux ku noolyay wax ma qaado namiimku labadii wada qaada nolol qaybsi aduunka libintooda qorsheeya huurka maa laga qaado qasdibaa la socdaaye qalbiga waxna diida waxna qaadan karaaye qofbaan laabta u dayray mar hadii la qorsheeyo kalgacayl la quweeyo qoroxdaa taagan dusheeda daruurtaan mursal qarinayn daruurtaan jacaylka qarinayn
Queue is empty
-- / --