VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Jaale - Lyrics

caashaqbaa i jaraystoo jabad igala boodoo waxaan jidinka mariyiyo aan u diiday jiifkee jahwareerka aan qabo jiro haygu sii darin jaale hadalka iga daa maqli maayo juuqde maxaan kuu jawaabaa jismigayga mooyee miyaan kulaba joogaa in kastoo ku joogsado qalbi jeelan caashaq naf u jeeda ruux kale kuuma jixin jixaysee ku jikaari maayee jaro weeyi sheekadu amba kaan jantaa wali aragiisa jiriyaa maxaan kuu jawaabaa jismigayga mooyee miyaan kulaba joogaa
Queue is empty
-- / --