VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Jacaylka qabiil ma yaqaan - Lyrics

qabiil mayaqaano dookhu illeyn ma qarsoomo caashaq qabiil mayaqaan dookhu qosol guudkey gartaaye qalbiga hanti kuuma geyso qaloocu wanaag ma keeno qofkaad kalgaceyl uqaado inaad qancisaa muhiime waxaad ku qortaa xiskaaga jaceyl qasab kuma hagaago ogow waad iskeentay kownka qadarku isku diidi maayo qudhana labadii wadaaga haday kala qarad nagaano qoraalka allaa mideeya ileen ma qadaayo daacad xishoodbaa qurux keena qadarin laga maarmi maayo kalsoonidu waa quluubtee dulqaadku qilaad makeeno iyaa asliimaa idhowrta dartii samir waan uqaatey haday gobonimo qaldoonto inaan cafiyaan qorshaystey
Queue is empty
-- / --