VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Jacaylkaan iiyeerayee - Lyrics

jacaylkan ii yeeraye intuu igu helay yaraan rajada yabyabeel dhisee misana ani igu yato ay dhashiisa inan tirniyo yamxeeris anoon ka hadhin yaboo ila ka tagin uwuuntaadan ka hesho qalbiga idil yeelate dugsiga yididiilada yaqiinso inaan ku rabo jacaylkan iga yeedhayee dabadeed soo igu yimid yabaal daran igu ridee waliba igu yidhi wax jamo yacayga inaan giijiyiyo yagleesho anoon ka hadhin yoolkiisana ka tagin
Queue is empty
-- / --