Heesta Jaceylkii shareernaa - Lyrics
Jacaylkii shareernaa
Inta badan shakaalnaa
Jacaylkii shareernaa
Inta badan shakaalnaa
Arin shiishaa igu riday
Adna dhamacda kugu riday
Arin shiishaa igu riday
Adna dhamacda kugu riday
Sheekadii naga xidhay
Xalaybaa xogtiisii
Ii sheegtay culimo
Sheekadii naga xidhay
Xalaybaa xogtiisii
Ii sheegtay culimo
Oo sheekhbaa wuxuu yidhi
Inanyahay shakuu ma leh
Oo sheekhbaa wuxuu yidhi
Cabdiyow shakuu ma leh
Ana waan shifaystee
Caashaqbaa leh
Caashaqbaa leh ila qabo
2×
Raaxada igu adkaatiyo
Isagana shuraakiyo
Raaxada igu adkaatiyo
Isagana shuraakiyo
Naftu wuu shakilatoo
Waana sheekaa dunidee
Naftu wuu shakilatoo
Waana sheekaa dunidee
Way iska shooba badatayoo
Wax la sheelan maayee
Aan dhibtayda sheegtee
Way iska shooba badatayoo
Wax la sheelan maayee
Aan dhibtayda sheegtee
Oo sheekhbaa wuxuu yidhi
Inanyahay shakuu ma leh
Oo sheekhbaa wuxuu yidhi
Inanyahay shakuu ma leh
Ana waan shifaystee
Caashaqbaa leh
Caashaqbaa leh ila qabo
Oo sheekhbaa wuxuu yidhi
Cabdiyoow shakuu ma leh
Oo sheekhbaa wuxuu yidhi
Inanyahay shakuu ma leh
Ana waan shifaystee
Caashaqbaa leh
Caashaqbaa leh ila qabo