VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Kaalay - Lyrics

Aa kaalay kaalay kaalay Ii kaalay kaalay kaalay Aa adigu aniga ii kaalay Aan kula ciyaaree kaalay An kula caweeyee kaalay 2× Afkuna amaantaa amaantaa Indhahaygu aragaa Aragaygu jecelyee Aniguba agjoogaa agjoogaa Eraygaaga maqalkii Abwaan u raadshaa 2× Aa kaalay kaalay kaalay Ii kaalay kaalay kaalay Aa adigu aniga ii kaalay 2× Aa kaalay kaalay kaalay Ii kaalay kaalay kaalay Aa adigu aniga ii kaalay Aan kula ciyaaree kaalay Anba kula caweeyee kaalay 2× Adigaan aduunkiyo aduunkiyo Aadmiga intaa leeg Hablo kaa arkoodee Edebtiyo asluubtaba asluubtaba Eebe kuu dhameeyoo Anba waan ku jecelehee 2× Aa kaalay kaalay kaalay Ii kaalay kaalay kaalay Aa adigu aniga ii kaalay 2×
Queue is empty
-- / --