VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta kaalay garab isii - Lyrics

ogow gacalahaygoow geesigaan jeclaayoow hurda waan ka go oo ma gam oo dartaa goorkastaba waxaad tahay kaan gayaanka kala baxay soo gunaanadoo kaalay garab isii galbis iyo aroos aynu guri galnee anoo gabanahoo garanayn caashaqa ruuxii galay kalgacal galabtaynu kulanee godobtiisa iyo adoon galin xumaan
Queue is empty
-- / --